Jump to content

Shabeel

Ka Wikipedia

Reer Shabeel-xiimaa (reer jaamax ) waa raas ama udub hoosaad kamid ah beelaha horogle ee maxamed gorgaarte ama madhibaan, jifidaan waa jifida ugu ilbaxsan uguna reer magaalsan beesha reer horogle, beeshaan waxay degaan somalia iyo itoobiya inkasta oo ay %50 dibada jiraan